Waxan ku faraxsanahay in aan kugu wargelino “Talabada Koowad” Wajiga A’ tababarka koorsoyinka taasi oo la samayn doono inta lagu guda jiro bisha September ee Jamacada Yurub Nikoosiya .

Kuwa diiwaangashan iyo kuwa la soo xulay waxaa lagu wargalin doonaa maalmaha soo socda si ay uga qeyb galaan fasalada.

Jadwalka koorsooyinka tababarka ee Sebtember waa kuwan soo socda.

FASALKA tarikhda Maalinta Waqtiga Madasha Qolka
1 01/09/2019 Sunday 09:00 – 15:45 European University Cyprus-Nicosia 203
02/09/2019 Monday 09:00 – 15:45 203
04/09/2019 Wednesday 09:00 – 15:45 203
05/09/2019 Thursday 09:00 – 15:45 203
07/09/2019 Saturday 09:00 – 15:45 203
08/09/2019 Sunday 09:00 – 15:45 203
CLASS Date Day Time Venue Room
2 09/09/2019 Monday 13.30  – 20.15 European University Cyprus-Nicosia 203
11/09/2019 Wednesday 13.30  – 20.15 203
12/09/2019 Thursday 13.30  – 20.15 203
13/09/2019 Friday 13.30  – 20.15 203
16/09/2019 Monday 13.30  – 20.15 203
18/09/2019 Wednesday 13.30  – 20.15 203
CLASS Date Day Time Venue Room
3 14/09/2019 Saturday 13.30  – 20.15 European University Cyprus-Nicosia 203
15/09/2019 Sunday 13.30  – 20.15 203
21/09/2019 Saturday 13.30  – 20.15 203
22/09/2019 Sunday 13.30  – 20.15 203
28/09/2019 Saturday 13.30  – 20.15 203
29/09/2019 Sunday 13.30  – 20.15 203
CLASS Date Day Time Venue Room
4 19/09/2019 Thursday 09:00 – 15:45 European University Cyprus-Nicosia 203
20/09/2019 Friday 09:00 – 15:45 203
23/09/2019 Monday 09:00 – 15:45 203
25/09/2019 Wednesday 09:00 – 15:45 203
26/09/2019 Thursday 09:00 – 15:45 203
27/09/2019 Friday 09:00 – 15:45 203

Ogeysiis muhiim ah ka-faa’iideystayaasha

La soco in ka qaybgalka marxaladda A ‘ay tahay mid waajiba ah oo muhiim ah in kor loo qaado xirfadaha lana helo fursado wanaagsan oo lagu helo shaqo.

Musharixiinta waxay heli doonaan macluumaad dheeri ah email iyo / ama farriin qoraal ah.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa la bixin doonaa maalmaha soo socda.

Wajiga A waxa ku jiri doona tababarku saabsan:

  1. Siyaasadaha Shaqada Iyo Sharci Dajinta
  2. Horumarinta Xirfadaha Fudud (Tusaale Isgaarsiinta , abaabulka wada shaqaynta )
  3. Kobcinta Xirfadaha ( Tusaale waraysiga shaqada , dhisida CV , aqooniga fursadaha

shaqaalaynta .)

Dhammaan kaqeybgalayaashu waxay heli doonaan shahaadada dhameystirka tababarka “Wajiga Koowaad” Wejiga A.

mudada barnaamijka wajiga A wuxu socon doona 6 maalmood iyo 6 saacadood maalintii ,oo

ay ku jiraan 2 kafeey iyo cunto fudud maalintii.

Kaqeybgalayaasha oo si guul leh ku dhammayn doona Wajiga A ‘ee Barnaamijka Tababarka, waxay usii gudbi doonaan Wajiga B’ koorsooyinka tababbarka xirfadeed ee gaarka ah

Wixi faahfaahin dheeriya booqo websaaydayga  http://www.firststep.com.cy ama nagala soo xiriir 22505555.

Salaan Wanaagsan,